Muqdisho (Dawan)- Isticmaalayaasha adeegyada shirkadda Meta ayaa dareemay in ay hawada ka baxeen Facebook, Instagram, Threads, iyo Messenger, inkasta oo aysan weli celladu saameyn ku yeelan WhatsApp.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Dadka isticmaalaha barahaan bulshada ayaa si lama filaan ah u dareemay cellad iyo in ciwaanadoodu ay si kedis ah uga baxaan Facebook-ga iyo Messenger-ka, halka ay awoodi waayeen in ay arkaan qoraallada iy sawirada lasoo dhigo Threads iyo Instagram-ka.
Maqaallo La Xidhiidha
Masar oo sheegtay in Somaliland aysan sharci u haysan inay safaarad ka furato Qudus
May 21, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Imisa ayuu gaaray helitaanka adeegyada caafimaadka Soomaaliya?
May 21, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Xisbiga Towfiiq oo ka horyimid natiijada doorashadii Koonfur Galbeed
May 21, 2026
Warar
Akhri dheeraad →


