Muqdisho (Dawan)- Kulani Golaha Shacabka ee lagu ballansanaa maanta oo Sabti ah ayaa baaqday, waana markii seddexaad oo xariir ah oo ay baaqdaan kulamada Golaha.
Lama shaacin sababta keentay baaqashada kulankii maanta balse inta abdan Kulamada Golaha Shacabka ayaa u baaqda kooram la'aan ama xiisad siyaasadeed oo jirta.
Dhanka kale, shalay waxaa warbaahinta lagu wargeliay in la mamnuucay wareysiyadii ay ka qaadi jireen xildhibaanada marka uu soo dhamaadaan kulamada Golaha Shacabka