Muqdisho (Dawan)- Dib u dhac ayaa ku yimid shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu ballansanaa inuu maanta ka furmo Muqdisho. Lama sheegin sababta uu u baaqday iyo xilliga la qaban doono.
Waxaa qoray Unknown Author - Contributor
Maqaalka waa la soo dejinayaa...
Dib u dhac ku yimid shirkii Golaha Wadatashiga Qaran