Minnesota (Dawan)- Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada ee Mareykanka, ayaa guul ka gaartay doorashda hordhaca ah ee Minnesota.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Ilhaan ( 41 jir) ayaa difaacatay kursigeedii degmada 5-aad ee Minneapolis kadib markii ay heshay codad gaaraya 56.2 % iyada oo ka adkaatay Don Samuels oo hore uga tirsanaa golaha deegaanka Minneapolis.
Maqaallo La Xidhiidha
Maxay tahay ujeedada booqashada Kusimaha Safiirka Mareykanka ee Puntland?
May 20, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Sidee Soomaaliya uga falcelisay qorshaha Somaliland ee safaaradda Qudus?
May 20, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Itoobiya oo ka faa’iideysaneysa Jabuuti si ay u gaarsiiso shidaalkeeda suuqyada caalamka
May 20, 2026
Warar
Akhri dheeraad →


