Muqdisho (Dawan)- Af-hayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga, Abuukra Maxamed Xasan ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamadu lagu soo qabtay xubno ka tirsan ururka Al-shabaab.
Howlgalka ayaa laga fuliyay deegaanada hoos taga degmooyinka Wanlawayn iyo Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose, waxayna ciidamadu ku guuleysteen in ay soo daayaan gawaari ay Al-shabaab ku xanibtay deeganadaas sida uu sheegay Af-hayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Maqaallo La Xidhiidha
Maxay Dowladdu la tagtay wadahalladii mucaaradka ee Xalane?
May 20, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Soomaaliya oo bilowday kormeerka ilaalinta xogta ee Hay’adaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah
May 20, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Sidee Soomaaliya uga falcelisay qorshaha Somaliland ee safaaradda Qudus?
May 20, 2026
Warar
Akhri dheeraad →


