Muqdisho (Dawan)- Guddiga Kumeel gaar ah Baarlamaanka ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha oo kulan yeeshay ayaa Guddoomiyaha Guddiga u doortay Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed halka Senator Iftiin Xasan Iimaan Baasto loo doortay Guddoomiye kuxigeenka Guddiga.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Doorashada oo u dhacday hab gacantaag ah waxaa goob joog ahaa Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abahirow oo ay wehliyaan habdhowraha Golaha Aqalka Sare iyo sidoo kale Xoghayahaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka.
Maqaallo La Xidhiidha
Maxay Dowladdu la tagtay wadahalladii mucaaradka ee Xalane?
May 20, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Soomaaliya oo bilowday kormeerka ilaalinta xogta ee Hay’adaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah
May 20, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Sidee Soomaaliya uga falcelisay qorshaha Somaliland ee safaaradda Qudus?
May 20, 2026
Warar
Akhri dheeraad →


