Dubai (Dawan)- Sheikh Maxamed bin Zayed Al Nahyaan, Madaxweynaha Isutagga Imaaraadka Carabta, ayaa ku dhawaaqay samaynta sanduuq lacageed oo dhan $30 bilyan kaas oo loogu talagalay in lagu xakameeyo isbeddelka cimilada dunida.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Hadalkaan ayuu ka sheegay furitaanka shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ee ay dowladdiisu martigelineyso.
Maqaallo La Xidhiidha
DFS oo qabatay masuul AS u qaabilsanaa abaabulka dagaallamayaasha
Apr 4, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Wasiirrada Puntland oo la faray inay soo gudbiyaan hantidooda
Apr 3, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Musharrax Farkeeti oo sharci-darro ku tilmaamay magacaabisyada dowladda federaalka ee Koonfur Galbeed
Apr 4, 2026
Warar
Akhri dheeraad →


