Sool (Dawan)- Guddigan ayaa loo xilsaaray inay horumariyaan qorshaha
iskaashiga u dhexeeya Puntland iyo SSC-Khaatumo, iyagoo diiradda saaraya
xoojinta xiriirka wada shaqayneed iyo dardargelinta wadajirka labada maamul.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Sida ay sheegtay Khaatumo magacaabistan ayaa timid kadib wadatashiyo ay yeesheen golayaasha maamulka, isimada dhaqanka, iyo haldoorka bulshada SSC-Khaatumo.