Muqdisho (Dawan)- Shirka haqab beelka cunnada adduunka ayaa maanta ka furmay magaalada London, iyada oo Madaxweynaha Soomaaliya ka hadlay caqabadaha kuu xeeran nolasha dadka Soomaaliyeed iyo dadaallada ay ku bixisay dowladdu la tacaalidda macaluushii ay la kowsaday sannadkii 2022-kii iyo haatan dhibaatada culus ee ka jirta dalka ee ay sababeen daadadka roobka ee barakiciyey kumannaan qoys.
Maqaallo La Xidhiidha
DFS oo qabatay masuul AS u qaabilsanaa abaabulka dagaallamayaasha
Apr 4, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Wasiirrada Puntland oo la faray inay soo gudbiyaan hantidooda
Apr 3, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Musharrax Farkeeti oo sharci-darro ku tilmaamay magacaabisyada dowladda federaalka ee Koonfur Galbeed
Apr 4, 2026
Warar
Akhri dheeraad →


