Muqdisho (Dawan)- Kusoo dhowaada qodobada wararka ugu muhiimsan ee maanta– 10-KA SEBTEMBER 2026.
Muqdisho
Soomaaliya oo bilaawday dib-u-dhiska Biyo-xireenka Sabuuni
Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga Qaranka
Ururrada shaqaalaha Geeska Afrika oo Muqdisho ku shiraya si ay u xoojiyaan iskaashiga
Jabuuti
Jabuuti oo xoojinaysa iskaashiga dowladda iyo ganacsatada ee tababarka shaqaalaha
Wasiirka Isgaarsiinta Jabuuti oo UNFPA kala hadlay iskaashi cusub
Muqdisho
Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlaya marxaladda cusub ee xiriirkooda
Hargeysa