Kampala (Dawan)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirkii Dowladaha Dhaxdhaxaadka ayaa caddeeyay in Dowladda Soomaaliya aysan marnaba ogolaa doonin in lagu soo xad gudbo madax bannaanideeda isaga oo ku eedeeyay Itoobiya in ay qaaday talaabo halis ku ah xasiloonida Geeska Afrika.
Maqaallo La Xidhiidha
Maxay tahay ujeedada Xasan Sheekh ee booqashada Baydhabo?
Apr 3, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Hantidhawrka Qaranka oo shaaciyay lacago ka maqan heshiiska SKA International Group
Apr 3, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Guddiga doorashooyinka oo ballaarinaya diyaarinta codbixinta Koonfur Galbeed
Apr 3, 2026
Warar
Akhri dheeraad →


