Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in shirkadihii sanadkaa xajka ka shaqeeyay qaarkood aysan si wanaagsan u maamuusin xujeyda, sidaas darteed ay sanadka soo socda liiska madow gelin doonaan shirkadahaas.
Waxaa qoray Dawan TV - Reporter
Maqaalka waa la soo dejinayaa...
Shirkadaha Xajka Liiska Madoow ayey Geli doonaan