Soomaaliya, 14 Maarso 2026 (Dawan)— Shirkadda Golis Telecom ayaa $50,000 ugu deeqday guddiga gurmadka abaaraha ee Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, si loo taageero dadaallada gurmadka degdegga ah, sida ay sheegtay warbaahinta dowlad-goboleedka maanta oo Sabti ah.
Waxaa qoray Mohamed Qal - Reporter