Berlin (Dawan)- Waxaa caawa lasoo gabagabyn doona tartanka qaramada Yurub ee sannadkan lagu qabtay dalka Jarmalka, waxaana ciyaarta kama dambaysta ah isku arki doona Spain iyo England
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Kulanka finaalka ah waxaa lagu ciyaari doona garoonka Olympic Stadium ee magaalada Berlin.
Maqaallo La Xidhiidha
Masar oo sheegtay in Somaliland aysan sharci u haysan inay safaarad ka furato Qudus
May 21, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Xisbiga Towfiiq oo ka horyimid natiijada doorashadii Koonfur Galbeed
May 21, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Muqdisho oo martigelinaysa shir goboleed looga hadlayo ka hortagga xagjirnimada
May 21, 2026
Warar
Akhri dheeraad →


