Gaza (Dawan)- Israel ayaa sheegtay Khamiisti in 47 askari uga dhaawacmeen dagaalka ka socda Marinka Gaza muddo 24 saac gudahood ah, taas oo ka dhigeysa tirada guud ee dhaawacu soo gaaray tan iyo markii ay billaawday dagaalka dhulka ah 921 askari.
Maqaallo La Xidhiidha
DFS oo qabatay masuul AS u qaabilsanaa abaabulka dagaallamayaasha
Apr 4, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Wasiirrada Puntland oo la faray inay soo gudbiyaan hantidooda
Apr 3, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Musharrax Farkeeti oo sharci-darro ku tilmaamay magacaabisyada dowladda federaalka ee Koonfur Galbeed
Apr 4, 2026
Warar
Akhri dheeraad →


