Nairobi (Dawan)- Inkasta oo ay Kenya ka mid tahay Dowladaha Afrika ugu wanaagsan dhanka waxbarashada hadana waxaa baahi waxbarasho ka jirtaa qeybo ka mid ah dalkaaas gaar ahaan caasimadda Nairobi.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Qaar ka mid ah carruurta ku nool deegaanka Kibera oo hoos taga caasimadda Nairobi ayaa waxbrashadooda ku qaata goobo aan loogu tala gelin in wax lagu barto kadib marki ay heli waayeen Dugsi leh fasalo iyo agab waxbrasheed oo dhameystiran.
Maqaallo La Xidhiidha
Maxay tahay ujeedada Xasan Sheekh ee booqashada Baydhabo?
Apr 3, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Hantidhawrka Qaranka oo shaaciyay lacago ka maqan heshiiska SKA International Group
Apr 3, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Guddiga doorashooyinka oo ballaarinaya diyaarinta codbixinta Koonfur Galbeed
Apr 3, 2026
Warar
Akhri dheeraad →


