Jabuuti (Dawan)- Xiriirka Orodada Jabuuti ayaa qabtay tartanka 23 aad ee Nus Marathon-ka, iyada oo ay ka qeyb galeen oradyahano ka kala socday dalalka Soomaaliya, Kenya, Uganda Itoobiya, Tanzania, Rwanda iyo kuwa reer Jabuuti ayaa ka qeyb galay tartanka.
Waxaa qoray Unknown Author - Contributor