Muqdisho (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo uu ku tagay Boqortooyada Sucuudi Carabiya kadib martiqaad uu fidiyey Boqorka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis.
Labada dowladood oo yeeshay wada-hadalo ku saabsan iskaashiga labo-geesoodka ah ee labada dal ayaa laga soo saaray War-Murtiyeedkan:
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Maqaallo La Xidhiidha
Maxay Dowladdu la tagtay wadahalladii mucaaradka ee Xalane?
May 20, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Soomaaliya oo bilowday kormeerka ilaalinta xogta ee Hay’adaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah
May 20, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Sidee Soomaaliya uga falcelisay qorshaha Somaliland ee safaaradda Qudus?
May 20, 2026
Warar
Akhri dheeraad →


