Muqdisho (Dawan)- Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya ayaa warbixin kasoo saaray roobabkii ka da'day gobollada dalka saddaxdi todobaad ee lasoo dhaafay.
Wasaaraddu waxa ay sheegtay in roobabkii ugu xoogganaa ay ka da'een deegaanada soo socda;
๐๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐: Beledweyne, Jalalaqsi, Jowhar (144mm)
๐๐๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐ : Galkacyo, Dhuusamareeb iyo Hobyo (128.7mm)
๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐: Galdogob, Garoowe iyo Boosaaso: (128.7mm)
๐๐ฎ๐๐๐๐ฅ๐๐ง๐: Gedo; Baardheere, Doolow, Garbahaarey: (110mm)
Warbixinta Wasaaradda ayaa intaas ku daratay in 5-ta May ilaa 12-ka May la filaayo in roobab u dhaxeeya ๐๐๐ฆ๐ฆ ๐ข๐ฅ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐ฆ ay ka daโaan magaalooyinka kala duwan ee dalka.
๐๐ฎ๐๐๐๐ฅ๐๐ง๐: Jilib, Kismaayo, Afmadow, Bu'aale, Badhaadhe (100-120mm)
๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐: Eyl, agagaarka Garoowe, iyo dhanka Boosaaso (50-100mm)