Muqdisho (Dawan)- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay safar uu ku tegay dowladaha ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya marka laga reebo Itoobiya oo ay Soomaaliya kala dhaxeyso xiisadii ka dhalatay heshiiskii is afgaradka ahaa ee ay la saxiixatay Somaliland billowgii sanadkan.
Waxaa qoray Unknown Author - Contributor