London (Dawan)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta London uga qeyb-gelaya shirka hoggaamiyeyaasha caalamka ee ka hortagga cunno yarida iyo aafooyinka sababa.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Kulamo la qaadan doona Madaxda dalka Ingiriiska oo uu kala hadli doono dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo in ay ka taageeraan Soomaaliya qorshaha qaran ee qaadista cunaqabateynta hubka.
Maqaallo La Xidhiidha
DFS oo qabatay masuul AS u qaabilsanaa abaabulka dagaallamayaasha
Apr 4, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Wasiirrada Puntland oo la faray inay soo gudbiyaan hantidooda
Apr 3, 2026
Warar
Akhri dheeraad →
Musharrax Farkeeti oo sharci-darro ku tilmaamay magacaabisyada dowladda federaalka ee Koonfur Galbeed
Apr 4, 2026
Warar
Akhri dheeraad →


