Waajibaadka Muhiimka ah:
1. Soosaare Muuqaal (video Production):
Ku shaqeynta kamaradaha iyo qalabka kale ee wax lagu duubo si ay u qabtaan muuqaalo tayo sare leh.
wadashaqeynta team-ka si wax halabuur leh usoo baxaan.
Soo raraya...
Maqaalka waa la soo dejinayaa...
Xayeysiin: Boos Banaan Muuqaal Sameeye
Waajibaadka Muhiimka ah:
1. Soosaare Muuqaal (video Production):
Ku shaqeynta kamaradaha iyo qalabka kale ee wax lagu duubo si ay u qabtaan muuqaalo tayo sare leh.
wadashaqeynta team-ka si wax halabuur leh usoo baxaan.
Maqaallo la xidhiidha
2. Muuqaal Sameyn (Video Editing):
sameynta muuqaalada adoo isticmaalaya Adobe Premiere Pro si aad u soo saarto muuqaal kama dambeys ah adigoo isticmaalaya muusig, wada-hadal iyo garaafyo.
3. Garaafyada Dhaqdhaqaaqa(Motion Graphics and Animation):
Abuur sawiro dhaqdhaqaaq leh adigoo isticmaalaya Adobe After Effects.
Haddii aad leedahay xirfaddahan fadlan CV-gaaga noogu soo dir email-kan hr@dawan.so