Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dhul-boobka Israel waa khad cas, mana aqbalayno”
0 views
4 maalmood kahor
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah, xafladda caleema-saarka Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ee ka dhacday Laascaanood, ka sheegay in waxa uu ku tilmaamay “dhul-boobka Israa’iil”, isaga oo caddeeyay in arrintaasi tahay khad cas oo aan marnaba laga gudbi karin.





