Madaxweyne Xasan: “Xirnaanta Dhalinyarada Soomaaliyeed Cudur-daar Ma Laha”
8 views
3 bilood kahor
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in sii-daynta iyo is-weydaarsiga maxaabiista ku kala xiran dhinacyada Somaliland iyo Waqooyi Bari Soomaaliya ay tahay mudnaanta koowaad ee Dowladda Federaalka, isagoo ku tilmaamay arrintaas furaha dhismaha kalsoonida iyo hirgelinta nabad waarta.