Podkaastyada waa la rarayaa...
Soo raraya...
Podkaastyada waa la rarayaa...
Qeybtan gaarka ah ee Miizaan Podcast, Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige ayaa si faahfaahsan uga jawabay su'aalo ku saabsan mustaqbalka maaliyadda Soomaaliya kadib deyn cafinta. Wuxuu ka hadlayaa sida Soomaaliya ay ku gaartay Deyn Cafinta, shuruucda deynta cusub, iyo doorka hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah sida IMF iyo World Bank ee qaabaynta dhaqaalaha dalka. Sidoo kale wuxuu ka hadlay Nidaamyada dekhli uruurinta, sytem-yada cusub, la dagaallanka musuqa iyo Federaaleynta maaliyadda dalka. Doorka World Bank iyo IMF ee mashaariicda maaliyadda Soomaaliya Isbeddellada ku saabsan canshuuraha, soo saarista dakhliga, iyo maaliyadda Federaalka Caqabadaha iyo guulaha ku saabsan maalgashiga guud iyo maareynta mashaariicda Haddii aad rabto inaad fahanto sida Soomaaliya u maareyso deynta, dakhliga, iyo miisaaniyadda qaranka, qaybtaan waa mid muhiim ah inaad daawato! 📌 Mawduucyada Muhiimka ah ee lagu gorfeynayo: 1- Deyn Cafinta & Mustaqbalka Maaliyadda Soomaaliya 2- Doorka IMF & World Bank ee Maaliyadda Soomaaliya 3- Mashruuca Baxnaano & Waxqabadka Mashaariicda Guud 4- Federaalka & Isku-xirka Maaliyadda Dawlad Goboleedyada 5- Canshuuraha & Kororka Dakhliga Miisaaniyadda Soomaaliya Wareysiga waxaa wadajir u qaaday Mohamed Ibrahim (Fanah) iyo Alinur Salaad oo ka tirsan Dawan Media Xuquuqda Xalqaddaan waxay u dhowran tahay Dawan Media. Ha hilmaamin inaad rukumato kanaalkaan si aad u hesho xogo noloshaada wax ka bedela. 📍 Subscribe: / @dawan_tv 💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka 🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya! https://www.dawan.so/ https://www.dawan.africa https://www.bawaba.africa

