Podkaastyada waa la rarayaa...
Soo raraya...
Podkaastyada waa la rarayaa...
Miizaan Podcast waxaa todobaadkaan marti ku ah Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Imaan Egeh, oo ka hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira dhaqaalaha dalka iyo qorshayaasha dowladda. Wasiir Biixi Imaan Egeh wuxuu kaga hadlay barnaamijka: Xaaladda guud ee dhaqaalaha Soomaaliya Saameynta dhaqaalaha hakadka galay ee dowladda Mushaharka shaqaalaha dowladda iyo kharashaadka mushaharka Walwalka ku saabsan bixinta mushaharka shaqaalaha Jawaabta uu ka bixiyay eedeymo la xiriira dhaqaalaha Awoodda fulinta mashaariicda dowladda Maalgashiga Dowladda Soomaaliya iyo qorshayaasheeda Awoodda Bangiga Dhexe ee korjoogteynta hay’adaha maaliyadeed iyo ka hortagga lacag-dhaqidda Horn of Africa Initiative iyo doorkiisa Xalka dhibaatooyinka isbeddelka cimilada Daahfurnaanta iyo ka-qaybgalka bulshada ee dhaqaalaha dowladda Koritaanka dhaqaalaha gaarka ah ee Soomaaliya 🎙️ Martida: Biixi Imaan Egeh – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya 🎤 Daadihiyeyaasha: AliNur Salad & Mohamed Ibrahim Fanah 📺 Barnaamijka: Miizaan Podcast 🏢 Dawan Media