Podkaastyada waa la rarayaa...
Soo raraya...
Podkaastyada waa la rarayaa...
"Toddobaadkii Warqadaha”: Maxay Puntland, Golaha Mustaqbalka iyo Farmaajo qoreen? Barnaamijka toddobaadlaha ah ee Politiko 360 ayaa si qoto dheer uga hadlaya warqadaha ay Puntland, Golaha Mustaqbalka iyo madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u direen Qaramada Midoobay, xilli siyaasadda Soomaaliya ay mareyso marxalad xasaasi ah.