Addis Ababa (Dawan)- Itoobiya waxa ay caan ku tahay coffee-ga iyada oo soo saarta 17% bunka dunida laga isticmaalo.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Marka la eego badeecadaha ay Itoobiya u dhoofiso dibadda coffee-ga ayaa uga jira kaalin muhiim ah iyda oo lagu qiyaaso 30-35%, taas oo ka dhigan in nolosha 15 milyan oo Itoobiyaan ah in ay ku tiirsan tahay wax soo saarka coffee-ga.
Maqaallo La Xidhiidha
Sheekada xildhibaanka si toos ah ugu gudbiya shacabka xogaha shaqadiisa
Feb 15, 2026
WararRaad Raac
Akhri dheeraad →
Marka xirfaddu ka awood badato shahaadada: Isbeddelka Kismaayo
Feb 13, 2026
WararRaad Raac
Akhri dheeraad →
Maxay yihiin shuruudaha Madaxweynaha ee lasoo jeediyay in lagu daro Dastuurka?
Feb 20, 2026
WararRaad Raac
Akhri dheeraad →


