Soomaaliya (Dawan)— Booliska Soomaaliya ayaa Khamiistii sheegay inay magaalada Muqdisho ku xireen afar qof oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dhaqdhaqaaqyo ay ku tilmaameen inay khatar ku yihiin nabadgelyada iyo xasiloonida caasimadda, maalmo yar kahor dibadbaxyo ay qorsheeyeen mucaaradku.
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in dadka la xiray ay yihiin:
Cabdixakiin Maxyadiin Sheekh Cali
Muscab Mire Indhayare
Cabdixamiid Cabdikariin Xuseen


