Muqdisho (Dawan)- Kusoo dhowaada qodobada wararka ugu muhiimsan ee maanta – 14 September 2026
Muqdisho
Maalinta Dalxiiska oo Muqdisho lagu xusay
Madaxweynaha Soomaaliya oo Xukuumadda ugu baaqay inay joojiso eexda, mudnaantana siiso kartida
Hay’adda SOS iyo Xarunta Arkaan oo Muqdisho ka daahfuray barnaamij shaqo-abuur ah oo loogu talagalay 450 dhalinyaro ah
Soomaaliya oo raadinaysa iskaashi Carbeed oo ku saabsan shaqo-abuurka iyo arrimaha bulshada
SODMA oo raashin u qaybisay 4,000 qoys oo danyar ah oo ku nool Waajid
Soomaaliya iyo UK oo ka wada hadlay horumarinta kubadda cagta
Jabuuti
Jabuuti oo diyaargarow ka samaynaysa roobab culus oo la filayo bilaha Oktoobar ilaa Diseembar
Jabuuti oo 48 saacadood gudahood qaabishay 3,400 qaxooti Yemeniyiin ah