Muqdisho (Dawan)- Kusoo dhawaada qodobada ugu muhiimsan waraka maanta 4 Oktoobar 2026
Qaahira
Xasan Sheekh iyo Sisi oo ka wada hadlay xiriirka Soomaaliya iyo xaaladda gobolka.
Muqdisho
Qatar iyo Turkiga oo danaynaya dhismaha garoonka cusub ee Muqdisho.
Dhuusamareeb
Caddaaladda iyo Wadajirka oo ku guuleystay inta badan kuraasta Galmudug iyo Hirshabeelle.
Qaahira
Xasan Sheekh oo Masar kusoo bandhigay fursadaha maalgashi ee Soomaaliya.
Hargeysa
Somaliland oo ka jawaabtay hadallada Xasan Sheekh ee xaaladdeeda madaxbannaanida.
Muqdisho
Waa kuma Xoghayaha Guud ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ee xilka la wareegay?
Jabuuti