Wajeer (Dawan)- TV-ga Dawan ayaa weydiiyay dad weynaha Gobolka Waqooyi- Bari sida ay u arkaan taageeradii uu Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya, Rigathi Gachagua u muujiyay Macallimiinta diiday in ay ka shaqeeyaan dugsiyada Gobolka Waqooyi- Bari.
Waxaa qoray Unknown Author - Contributor