Baydhabo (Dawan) – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Soomaaliya ayaa shalay shaaciyey jadwalka guud ee doorashada Guddoonka Golaha Wakiillada iyo Hoggaamiyaha Dawlad-Goboleedka Koonfur Galbeed, iyadoo la raacayo nidaam waafaqsan sharciga doorashooyinka qaranka, sida lagu muujiyey jadwalka rasmiga ah ee guddiga:
Doorashada Golaha Wakiillada:
- Shaacinta liiska xubnaha: 25 May
- Diyaargarowga xubnaha dooranaya: 26–29 May
- Dhaarinta xildhibaannada: 30 May
- Qabashada araajida musharixiinta Guddoomiyaasha iyo Ku-xigeenada: 31 May
- Shaacinta liiska musharixiinta: 1 June
- Hadal-jeedinta musharixiinta iyo doorashada Guddoonka: 2 June
Doorashada Hoggaamiyaha Dawlad-Goboleedka:


