Addis Ababa (Dawan) — Shirkadda diyaaradaha ee Ethiopia Airlines ayaa hakisay qaar ka mid ah duulimaadyadii ay ku tegay qaar ee gobollada dalka, iyada oo sabab looga dhigay xaaladaha cimilada oo xumaatay. War-saxaafadeed ka soo baxay shirkadda 20-ka Diseembar 2025, ayaa lagu sheegay in ceeryaamo iyo xaalado kale oo cimilada ah oo aan ku habboonayn duulimaadyada in aga arkay meelo badan, iyadoo sidoo kale xog wadata digniino laga helay hay’adaha saadaasha hawada. Shirkaddu waxay tilmaantay in maamo kooban lagu sii jiri doono xaaladahan.
Shirkaddu waxay xaqiijisay inay ku qasbanaatay hakinta duulimaadyada qaar ilaa xaaladaha cimilada ay ka soo hagaagaan oo ay dib ugu soo noqdaan sidii caadiga ahayd. Macaamiisha waxaa loogu codsaday inay muujiyaan dulqaad, inta wax iska bedelyan, iayda oo lagula dardarmaay rakaabka u baahan safar deg deg ah inay raadiyaan qaabab kale oo ay ku gaari karaan halka ay rabaan.




