Muqdisho (Dawan)- Kusoo dhowaada qodobada wararka ugu muhiimsan ee maanta – 13 September 2026
Muqdisho
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya: Soomaaliya waxay noqon kartaa marinka dijitaalka ah ee Geeska Afrika.
Soomaaliya oo dib-u-dayactir ku bilaabaysa Biyo-xireenka Subboon si loo horumariyo waraabka.
Soomaaliya oo tababar siinaysa 2,000 haween ah oo ku saabsan ganacsiga iyo xirfadaha dijitaalka ah.
Saddex arday oo Soomaali ah oo kaalmaha koowaad ka galay tartanka Qur’aanka ee Doha.
Jaamacadda Ummadda iyo IBS Bank oo bilaabay barnaamij lagu taageerayo hal-abuurka iyo ganacsi-abuurka.
Dekedda Muqdisho iyo Isbitaalka Kalgacal oo heshiis ka gaaray daryeelka caafimaad ee shaqaalaha.
Jabuuti
In ka badan 500 qaxooti Yemeni ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha Obock ee Jabuuti.
Muqdisho