Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jiro kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish, kuwaas oo ka howlgala meelo badan oo dalka ah.
Guddigan cusub ayaa lagu wado inay xoojiso taageerada ciidamada Qalabka Sida waxaana hoggaaminaya Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka, Cabdisalaan Cabdi Cali.
Xubnaha guddigan ayaa ah 7 xubnood kuwaas oo kala ah: